Wararka Soomaaliya
Xiisadaan oo u dhaxeysa shacab Soomaaliyeed iyo ciidamo ka tirsan dowlada Kenya ayaa salka waxay ku heysaa burburin Masaajidyo deegaankaasi ku yaal oo ay dooneyso Dowladda kenya in ay burburiso taas oo ay ka dhiidhinayaan shacab Muslimiin ah oo ku dhaqan xerada Dhagaxley oo ka mid ah dhulka Soomaaliyeed oo ay dowlada Kenya gumeysato
Maalmo ka hor ayaa waxay aheyd halkaasi markuu iska hor imaad uu ku dhax maray dhinacyadaan isla markaana ay Shahiideen dad Muslimiin ah oo halkaasi ku noolaa ayna baqtiyeen ciidamo ka tirsan kuwa karishtaanka ee Dalka Kenya kuwaas oo doonayay burburinta Misaajidyada ku yaal xerada Dhagaxley
Waxaana iminka la dareemayaa dhaq dhaqaaq dagaal oo ka soo cusboonaaday xerada Dhagaxley una dhaxeeya shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan xeradaasi iyo ciidamada Karishtaanka ee Dalka Kenya
Goob joogo yaal ayaa u sheegay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom in xaalada deegaankaasi ay tahay mid aka csan isla markaana shacabka Soomaaliyeed ee halkaasi ku nool ay u diyaar garoobeen Difaacidda guryaha Allah ee ku yaal xerada Dhagaxley
Soomaalida ku nool dalka dibadiisa ayaa qaarkood waxay ka dhiidhiyaan dhagarta gaalada ay maleegayaan iyadoona goor sii horeysay wiil ka mid ah Mu’miniinta ku nool Dalka Gaalada ee Denmarka dhalashadiisuna Soomaali ay tahay uu isku dayay dilka Gaalkii aflagaadeeyay naclad haku dhacdee Nabi Muxammad (S,.C.W) taas oo Muujineysa dhalinta Soomaaliyeed ee dibada ku nool intooda badan ay diyaar u yihiin difaacida iyo koryeelada diinta Allah
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





