Dowladda Maraykanka oo Canbaareyey weerarki ismidaminta ahaa ee ka dhacay Muqdisho.

0
587

Dowalda wadanka Maraykanka ayaa si kulul u canbareysay werar ay argagexiso ay ku tilmaantay oo lagu qaaday dhismo taabacsan safarada Turkiga uu ku leeyahay Muqdisho.
Afayeen u hadlay wasarada arimaha dibada wadanka Maraykanka Jean Basaki ayaa shegay in dowalda Turkiga uga tacsiyadenayaan shaqalihi wax yeeladu ay kaga soo gaartay weerarkasi.
Maraykanka waxa uuu ku celiyay sida ay u garab tagan yihiin shacabka Somalia uuna sii wado doono wada shaqeenta dowlada Turkiga iyo dhamaan besha calamka oo diyaar u ah dajinta iyo xasilonida wadanka Somalia.