Wararka Soomaaliya
Qaraxan oo ahaa mid aad uxoogan ayaa laga maqlayay qeybo ka tirsan magaaladda Muqdisho iyadoona qaraxaas oo lala begsaday Ciidamo ka tirsan TFG-sda Fadhiisimana ku leh Ex-Control Afgooye.
waxaana uu qaraxaasi Geystay Qasaarooyin isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac oo soo gaaray Maleeshiyaadkii lagu Weeraray.
Goobjoogayaal ayaa u xaqiijiyay Wakaaladda Wararka soomaaliyeed ee WARSOM in Qaraxaasi ay ku dhinteen inka badan 7 ka mid ah maleeshiyadkii qaraxaasi loogu talagalay halka tiro intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen.
Mana ahan markii ugu horreesay oo Qarax ceynkan o kala ah lagu weeraro Maleeshiyaad ka tirsan TFG-da Soomaaliya.
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





