Qarax Miino Oo Qasaarooyin Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac Geystay Oo Lala Beegsaday Ciidamada Dowladda Ee Ex-Control Afgooye

0
709

Wararka Soomaaliya

Qaraxan oo ahaa mid aad uxoogan ayaa laga maqlayay qeybo ka tirsan magaaladda Muqdisho iyadoona qaraxaas oo lala begsaday Ciidamo ka tirsan TFG-sda Fadhiisimana ku leh Ex-Control Afgooye.

waxaana uu qaraxaasi Geystay Qasaarooyin isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac oo soo gaaray Maleeshiyaadkii lagu Weeraray.

Goobjoogayaal ayaa u xaqiijiyay Wakaaladda Wararka soomaaliyeed ee WARSOM in Qaraxaasi ay ku dhinteen inka badan 7 ka mid ah maleeshiyadkii qaraxaasi loogu talagalay halka tiro intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen.

Mana ahan markii ugu horreesay oo Qarax ceynkan o kala ah lagu weeraro Maleeshiyaad ka tirsan TFG-da Soomaaliya.

 

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

 

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)