Waraka Soomaaliya
Boqolaal Odayaal Ah Oo Sheegay In ay Diyaar U Yihiin Difaaca Dalka Iyo Diinta Ayaa Maanta Dhoola Tus Ku Soo Bandhigay Degmada Baardheere Ee Gobolka Geo Odayaashan Ayaa waxa ay ku Dhawaqayeen ALLAAHU AKBAR WAxaana Dhoola Tuskaasi Ka Qeybgalay Masuuliyiinn KA Tirsan Walaayada Gedo Kuwaasoo Sheegay In Ay Aad Ugu Faraxsanyihiim Odayaashaan Diyaarka U Ah Koryeelida Kutaabka Allah
Sidoo KAle Waxa Ay Sheegeen In Ay Ka Taakuleendoonaan Dhanka Hubka AY Kula Dagaalamayaan Cadowga Allaah
Qaar Ka Mid Ah Odayaashaas Oo La Hadlay Warfidiyeenada Ka Diba Dhoolatuska Ay Soo Bandhigeen ayaa sheegay In ay Waqtigooda Ku Soo Gabagabeyndoonaan Difaacioda Diinta Islaamka iyo Koryeelida Kutaabka Allaah Ayakoona Xusay In ay Garab Istaagidoon Dhaliyarada Ku Jirta Sufuuta Allaah Odayaashan ayaa waxa ay siteen Hubka Noocyadiisa Kala Duwan Iyagoona Ku Labisnaa Dariiska Mujaahidiint
Mana Ahan Markii Ugu Horeysay Oo Ay Odayaal U Soo Baxaan Ka Qeybgalka Jihaadka Xaqqa ah Ee Ka Socda Soomaaliya.
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





