Madaxweyne Sharifka Soomaaliya Maxaa ka Hortaagan In Uu Cafis U Fidiyo Boqolaalka Dhalinyaro Oo KU Dhibaateysan Xabsiga Dhexe Halka Uu Ka Fasaxay Shisheeye Maxkamada Gobolka Banaadir Xukun AY Ku Riday

0
579

Wararka Soomaaliya

Shalay ayay aheed Markii Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Uu Sheegay In Uu Cafis U Fidiyay Shisheeye Lagu Xukumay In ka badan 15Sano Oo Xarag ah Xukunkeedana Ay Riday Maxkamada Gobolka Banaadir Kuwaas Oo La Sheegay In Ay Dalka Soo Galyeen Lacago Sharci Daro ah LAguna Qbtay Garoonka muqdisho

Shisheeyahan ayaa waxa ay u kala dhasheen Dowladaha ay Ka Cabsadaan TFG-da Sida Mareykanka Ingaliiska Iyo Kenya Waxaana Taasi Ay Cadeyneysaa in Baqdin TFG-da ay Qbto Aawadeeda Loo Sii Daayay Shisheeyihiii Xukunka LAgu Riday Waxaana Warar Ay Heshay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Ay Sheegayaan In Cadaadis Xoogan La saaray Madxweyne Shariifka Soomaaliya Kaasi Oo Ku wajahan Siideynta Shisheeyihi Xukunka Lagu Riday

Hadaba Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Tan iyo Markii Lagu Dhawaaqay Halmar Oo Qura Cafis uu Siiyay Ma jirto Boqolaal Dhalanyaro ah Oo U Afduuban TFG-da Kuwaas Oo Dhibaatooyin Ay Ku Haysato Xabsiyo TFG-da Gacanta Ay Ku Hayso Sida Xabsiga Dhexe Ee Muqdisho XArun ay MAreykanka Muqdisho Ay Ku Leeyihiin Iyo Xabsi Ay Maamulaan Ciidamada Shisheeye Ee Duulaanka Muqdisho Ku Joogo

Manan Jirto Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Masuuliyad Uu Iska Saaray Dakaasi Ku Dhibaateysan Xabsiyada TFG-da Muqdisho Ay Ku Leedahay Iyo Kuwa Kale Oo Ay Leeyihiin Gaalada Gacanta Siiso Waxaana ISka Cad Shariif Shikh Axmed In Uu U soo Jeedin Dadka Soomaalida Ah Hase Yeehsee Uu Tixgalinayo Kuwa Shisheeye Ee Midibka Cadaanka ah.

 

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)