Ciidamada Jabhada
Raaskambooni ayaa Waxa Ay Toogteen taliyahooda
cusub Korneyl Yaasiin Nur Gaas
{Yaasiin Raadeer} kadib markii
uu isku dayay inuu qaado
Isbaaro ay dhigteen agagaarka
Dekadda Kismayo.
Yaasin Raadeer Taliyaha Ciidamada Jabhada
Raaskambooni ayaa Isbitaalka
Ciidamadda Kenya ee Kismayo la
dhigay,waxaana la sheegay in
xaaladiisa dhaawac halis tahay.
Jabhada
Raaskambooni ayaa Isbaarada
dhigtay kadib markii mushaar la
aan ku dhacday Iyadoona Uu Warsom U Sheegay
Sarkaal u hadlay
Raaskambooni inay
dhaqaalo daro la ildaran yihiin
maadama aan Mushaar la siin Muddo
sedex bilood Ah Waxaana Haatan Kacsan Xaalada Magaalada Kismayo.
Yaasiin Raadeer wuxuu noqonayaa
taliyahii 5-aad ee ku
waxyeeloobo rabshadaha Ka Socoto Magaalada
Kismayo Iyadoona Ay Wax Hadal Ah Ka Soo Bixin Madaxda Dowlada Soomaaliya.




