Kismayo oo malintii 2-aad dagaalo ka soconaya iyo madaxda dowladda oo ku baaqday xabad joojin.

0
502

ugu yaraan 15 qof aya ku geeriyoday tiro kalena wee ku dhawacmen kadib dagal uu magalada kismayo ku dhexmaray labo garab oo kamid ah madaxweynasha is magacabay ee mamulka juboyinka.
Dagalyahano ka kala amar qaato madaxweynayasha is magacabay axmed madobe iyo iftin baasto aya sakay dagal xogan ku dhexmaray xafadaha magalada kismayo waxana saacado kadib magalada laga saray maleshiyadka iftin baasto walow marki dambe ay dib magalada ugu soo laabten.
Madaxweyne xasan sheekh ayaa ugu baqay dhinacyada ku dagaalamay inay joojiyan dagaalka.