3 May Oo Ku Beegan Maalin Xuriyadda Saxaafadda Aduunka Ayaa dunida waxa
laga xusayaa maalinta
xoriyadda Saxaafadda, Iyadoona Shirkii Ay Ku Dhawaaqeen Golaha Ummadaha Midoobey
ee loo dhamaa taariikhdu
markey ahayd 29 July 1993 in 3 May
in ay noqoto maalinta
Xornimada Saxaafadda.
Maanta oo kale ayaa lagu xusaa
shirar kala geddisan iyo fariimo,
lagu muujinayo muhimadda ay
saxaafaddu u leedahay bulshada,
iyada oo dinida maanta ay
noqotey mid wax ogaansho ku
dhisan Xuska sanadkan ee Maalinta
xorniyadda sdaxaafadda
Aduunka.
Xuskaani Ayaa Ku Soo Aadaysa Xilli Saxaafada Soomaaliya tacaddiyo
badan loo geystey
isla markaana kaamarada
saxafiga dhiig loogu qubeeyey,Bartilmaadna Ay Noqdeen
dhinackasta oo siyaasadaha iska
soo horjeeda ee Ka Jira Soomaaliya.




