Kulan oo ay labada dhinac maanta wada yeesheen ayaa
noqdey mid waxyaabihii
Puntland wadatey la isku afgaran
waayey Iyadoona
si weyn loogu
kala argti duwaandey arrimaha maamul u
samaynta dalka, gaar ahaan Jubbooyinka.
Maamulka Puntland Ayaa waxay dooneysey in
shirka London uga qaybgalaan
iyaga oo dowlad ah, halka Dowlada federaalkuna Ay doonayeen in Puntland shirkaasi timaado iyaga oo
Madaxda Federaalku wakiil ka tahay martida lagu
casumaayona Ka Mid Ah.
Qodobadda kale ee sida weyn labada dhinac uga doodeen ayaa ahaa markii Puntland keentey
dastuurka federaalku in uu yahay
mid ka duwan kii ergadu meel
mariyeen Bishii August 2012,
waxaana ay dalabadeen in la soo
celiyo dastuurkii ergooyinku
ansixiyeen beesha caalamkuna
markhaantiga ka ahayd Marka La Sameenayay Dastuurka.
Faroolaha puntland ayaa sheegay in labada dhianac
waxyaabo badana ay isku waafqeen halka waxyaabo
kalena u dhiman yihiin oo laga sii
wada hadli doono, waxyaabaha
la isku waafaqey .
Madaxweynaha Jamhuuriyadda
Xassan Shiikh Maxamuud ayaa
dhankiisa sheegay, in uu aad ugu
faraxsan yahay booqashada
Puntland mahadna u celinaayo sida wanaagsan ee loogu soo dhaweeyey Wuxuuna sheegey in waxyaabaha la isku
waafaqey ay yihiin inta Waxaana safarkiisa uu ku
sheegay mid wadatashi in u
ahaa, arrimaha Dastuurka oo uu
soo hadalqaadey ayuu yiri wixii
la isku ogaa in sidii ay ahaayeen
laga dhigo ayaa waajib ah
inkasta oo la isku waafqey in
dastuurkuq Qabyo ahaa.
Sidoo Kale Madaxweynaha ayaa mar uu Sheegay In maamul u samaynta gobolada dalka
Aay Tahay arrin muhum ah oo maraysa
wada hadal, waana arimo farsamo sida wax loo Wado.




