“Madaxwene Gur-Guurte” Askari Baa Qoray Igu Taagay Qiil Ma Naqatee,Aan Isu Kaashano Sidaan Al-Shabaab Kaga Guuleesan Leheen.

0
481

Xasan Sheekh Max’uud Gur-Guurte Madaxweynaha Jamhuuriyadda
Federaalka ah ee Soomaaliya
ayaa isla maanta ku soo laabtey
Muqdisho waxaana lagu soo
dhaweeyey weerar ka dhacay
meel aan waxbadan ka fogeyn
hoygiisa, iyada oo xaruntii lagu
tilmaamey Garsoorka muddo laba
saac ah ay ahayd goob dagaal.

Madaxweynaha Soomaaliya Mr.Gur-Guurte oo Ka Hadlay Falkii Maanta Ay Dad Badani Ku Bexeen ayaa ku tilmaamey
weerarka mid fuleynimo oo aan waxba u dhimi karin isla markaana muujinaya jabka
kooxda al-Shabaab,Isagoona Xusay Falka Maanta In Ay Aheyn arrin la yaableh.
waxaana la is weydiinayaa sida
aysan waxba u dhimeyn Hanaanka Dowlada waxaana uu ku tilmaamey
weerarkan mid aan diinta islaamka ka tarjumeyn Shacabkana Ugu Baaqey Iney La Shaqeeyaan Ciidamada Amniga.