Tahniyad Aross farxad Leh oo Laga Soo Diray South Afric
Posted On: Tuesday 26 April 2011 (Warsom) Mogadishu
Dhamman Jaaliyada Westren cape gaar ahan magalada ceptown e wadanka south afrika waxay tahniyad aroos udirayaan iyagoo kala,ah dhallinyarada hoos kuquran,
1) CABDUwahaab cabdiraxman maxamud
2) cabdullaahi maxamed siyaad 3) xasan ibraahim isaaq
4) cabdullaahi taakaw qodaxaw
5) xusen cabdullaahi
6′) shariif axmed nageye
7) meeg shire gobe
8)cabdi taakaw qodaxaw
9) fahad maxamud saney
10) cali xusen cadaan
11)farxan xasan cali
12)mire muxumad cali
13)shuqul maxamed saney
dhamman dhallinyaradani waxay hambalyo iyo bugaadin udirayaan arooska iyo arosada isha iyo baarka kasha iyo moyga barkinta iyo fodaraha carabka iyo ilkaha faraska iyo genyaada waa cabdiqaaliq cabdiraxman maxamud
iyo gacalisadisa anan kadhicin waa ayaan cali cigalle oo qamistii hore ku,aqalgalay magalada nairobi e dalka kenya gaarahan xafada islii o ay tariqdu kubegneg 21 april 2011 waxayna allah siyo gabar iyo caano wiil iyo caano rerkii lagu naste lagu nagaade wada jiree nabadgalaa allahayaw idinka yeel aamiin aamiin
W/Q: cabduqaadir Maxamed Saney