بسم الله الرحمن الرحيم
Wararka Soomaaliya
Ka dib markay soo baxday in uu iscasilay R/wasaare Farmaajo ayaa Farmaajo Wuxuu bixiyay lacag aad u fara badan uu u dhiibay xubna sheegta inay matalaan haweenka qaran si ay u kiciyaan haweenka iyo caruurta ayna Muujiyaan inuu taageero Farmaajo ka heysto in yar oo ka tirsan haweenka Muqdisho waxaana wadada isku xirta Airporka iyo Madaxtooyada Caruur iyo Haween iyo in yaroo ka tirsan askar isku beel ay yihiin Farmaajo kuwaasoo gubayay Taayero Waxaana meelaha qaar laga maqalayay rasaas ay ridayaan ciidamada ku beesha ah Farmaajo kuwaasoo lagu ridayay gaawaarida dadka rayidka ay saaran yihiin
Waxaana dibad baxyadaasi ay ahaayeen mid lagu doonayo in qalalaaso lagaga kiciyo Magaalada MuqdishoWaxaana hada dagan xaalada Magaalada Muqdisho iyadoona qarashaad aad u fara badan uu ku bixiyay Dibad bax yadaasi R/wasaarihii TFG-da Maxamed C/laahi Farmaajo
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641





