بسم الله الرحمن الرحيم
Wararka Soomaaliya
R/wasaarihii TFG-da ayaa maanta shaaciyay in uu faarujiyay kursiga R/wasaarenimo ee uu u haayay TFG-da arintaan ayaa waxay timid ka dib markii loo so bandhigay Farmaajo in uu doorto labo midii u roon oo kala ah in inkabadan 5 wasiir oo ah kuwa ugu sareeya xukumada TFG-da in la siiyo xubno ka socdo gudoomiyaha baarlamaanka ama in Augost doorashada ay dhacdo
Farmaajo ayaa labada gaashaanka u daruuray wuxuuna qaatay go’aanka ku aadan in wareejiyo xafiiska R/wasaarenimada Soomaaliya istiqaalad uu qoray Farmaajo ayaa wuxuu sheegay in uu ku wareejinayo haweenka u alalaasa lana dhacsan siyaasadiisa iyadoona warqadii uu qoray orginalkeeda uu ku wareejiyay Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Iyadoona Madaxweynaha uu ka aqbalay is casilaadiisa
Farmaajo xukuumadiisa dad farabdan oo aan la dhacsaneen waxay ku tilmaamaan in uu yahay nin faan jecel aadna ugu helo inay u alalaasaan haweenka
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641





