(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
Wasiirka Waxaaradda Warfaafinta Boostada Isgaarsiinta C/laahi Ciilmooge Xeris ayaa Faahfaahin Ka Bixiyey Qaraxii Ismiidaaminta Ahaa Ee Saakay Gil Gilay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya
MR Xersi ayaa Shaaca Ka qaaday In Ciidamada Dowladda ay Fashiliyeen qaraxaasi isla Markaan auu Naftii Huraha Uu isku Qarxiyey laamiga
Sidoo Kale wasiir ayaa Qiray In Ninka Is Qarxiyey Uu Horey Kaga Tirsnaa Xarakada Al Shabaab laakiin Uu ka Soo Tagay haatanna Uu Ka Tirsanaa Ciidamada nabad Sugida Qaranka Soomaaliyeed
(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)




