War Deg Deg ah ” Ruuxii Naftii Huraha Ahaa Ee Isku Qarxiyey Afaaafka Hore Ee Hoyga R/wasaare Saacid Oo La Sheegay In Uu ka Tirsanaa Nabad Sugidda Qaran”

0
496

(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)

Wasiirka Waxaaradda Warfaafinta Boostada Isgaarsiinta C/laahi Ciilmooge Xeris ayaa Faahfaahin Ka Bixiyey Qaraxii Ismiidaaminta Ahaa Ee Saakay Gil Gilay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya

MR Xersi ayaa Shaaca Ka qaaday In Ciidamada Dowladda ay Fashiliyeen qaraxaasi isla Markaan auu Naftii Huraha Uu isku Qarxiyey laamiga

Sidoo Kale wasiir ayaa Qiray In Ninka Is Qarxiyey Uu Horey Kaga Tirsnaa Xarakada Al Shabaab laakiin Uu ka Soo Tagay haatanna Uu Ka Tirsanaa Ciidamada nabad Sugida Qaranka Soomaaliyeed

(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)