War Deg Deg ah ” Ciidamo Nabad Sugid ah Oo Maanta Loo Daabulay Magaalada Marka”

0
560

(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)

Waraka Naga Soo Gaaraya Magaalada Marka ayaa Sheegaya in Ciidamo Ka Socday Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka La Geeyey Magalada Marka Ee Xarunta Gobolka Sh/Hoose

Gudaha Magaalada Marka ayaa Haatan Lagu Arkayaa Ciidamada Boolis ah oo ay Daba Socdaan Kuwa Nabad Sugida Qaranka Waxa ayna Indha Indheenayaan Dhammaan xaafadaha ay Ka Kooban Tahay Marka

Waa Tallaabadii Labaad oo ay Dowladda Uga Jawaabayso Dalabka kaga Yimid Maamulka Gobolkaasi Oo Ku aadan In La Geeyo Marka Boolis Iyo Nabad Sugid

(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)