(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
Wararka Ka Imaanaya Xarunta Madaxtooyada Villa Somalaia ayaa Sheegayaa In Halkaasi Uu Daqiiqado ka Hor Ka Dhacay Qarax Ismidaamnin ah
Sida Wararku ay Cadeenayaan Ruuxa Is Qarxiyey ayaa Damaciisu ahaa In Uu Gudaha U Galo Xarunta Safaarada Ethiopia oo Ku Dhextaal Xarunta Madaxtooyada Gaar ahaan Inta U Dhaxeyso Hoyga R/wasaare Saacid Iyo Kan Madaxweyne Gur Guurte Laakin Uu Ku Qarxay Afaafka Hore Ee Safaaradda
Inta Laga War Qabo Ilaa Iyo 3 Ruux ayaa Ku Geeriyootay Halka Dhaawacana ay Cago Cageenayaan Ilaa Iyo 7 Ruux Wallo aysan Jirin warar Si Rasmi ah Oo Khsaaraha qaraxasi Sheegayaa
Saxaafadda ayaanan Ilaa Iyo HataanU suura Galin in ay Gudah U Galaan Xarunta Madaxtooyada Gaar ahaan halka Uu Halakeeyey Qaraxaan ismiidaaminta
Wixii War ah Oo Ku soo Kordha Qaraxaan Ismiidaaminta ah Kala Soco Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom
(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)





