(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
Warar Hoosaadyo ay Heshay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee warsom ayaa Sheegayaa In R/wasaare C/saacid Faarax garaad sgire Shir Doon uu Maalinta Beri oo Arbaco ah Uu Booqasho gaaban Ku Tagi Doono Magaalada garoowe Ee Xarunta Maamulka Puntland
Wararka ayaa Waxa ay inbtaa Ku darayaan In qaar Ka Mid ah Siyaasiyiinta aysan Ku Farax Sanayn Booqashada R/wasaaraha Maadama Uu Jiri Khilaaf Xoogan Oo Hareeyey Siyaasiyiinta Puntlanad
Safarkaan la Filaya In R/wasaare saacid Uu Ku Tago Puntland ayaa Imaanaya Xilli Madaxweynaha Maamulka Puntland uu Si Iskiis Waqtiga U Kororsaday Isla Markaan Uu U Dhaqmaya Sida Kaligii Taliye
(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)





