Somali Election Magazine oo idiin Soo Bandhigaysa Adeegyo ay ka Faa’iideysan karaan Murashixiinta iyo Ururada Siyaasadda ee 2025-2026.

0
661

MUHIIMAD GAAR AH

Waxaa sharaf noo ah in Somali Election Magazine (SEM) ay si rasmi ah u soo bandhigto murashaxiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

SEM waxay diyaarinaysaa profile caalami ah oo heer sare ah oo ku saabsan murashaxa, kaas oo si xirfadeysan loo qaabeynayo, laguna soo bandhigayo:

  • Taariikh nololeedka murashaxa iyo xogtiisa keydsan

  • Waxqabadkiisii hore iyo khibraddiisa hoggaamineed

  • Qorshihiisa hoggaamineed (Leadership Vision)

  • Barnaamijkiisa siyaasadeed (Political Program)

  • Himiladiisa mustaqbalka iyo aragtidiisa qaran

Intaas waxaa dheer, SEM waxay dhiseysaa campain buuxa oo nidaamsan oo murashaxa lagu gaarsiinayo dadweynaha, iyadoo la kaashanayo:

  • Samaynta iyo maareynta system application casri ah

  • Qabanqaabada shirarka, kulamada iyo casuumadaha

  • Qorsheynta iyo suuq-geynta balamaha murashaxa

  • Diyaarinta istaraatiijiyadda kor u qaadista himilada murashaxa

  • La-talinta iyo habeynta qorshaha ololaha doorashada

Mudane / Marwo Murashax,
Ha ka harin fursaddan qiimaha leh.

Iska diiwaangeli bahda SEM, kana mid noqo madal kor u qaadaysa rajadaada iyo himiladaada hoggaamineed.

Ka mid noqo SEM maanta.
Nagala soo xiriir si aan u wada bilowno safarka guusha.

Cinwaanadeena Sawirka Ka Muuqda iyo Adeeg Hufan oo aad ku Farxi Doontid insha allah.