Shir Madaxeedka Afrika Oo Maanta ka Furmay Magaalada Addis Ababa

0
557

(Wararaka soomaaliya) Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom

Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia Waxaa Maanta ka Furmay Shir Madaxeed Midowga Afrika oo ay Ka Qayb Galayaa Madax Kor U dhaafaya Ilaa Iyo 50

Shirkaan Oo ah Mid Xasaasi ah ayaa Waxaa Soomaaliya Ugu Qayb Galayaa Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Mudane xasan Shiikh Maxamud Gur Guurte

Kulanka ayaa ah Mid Indha Caalamka Oo Dhan ay Kuwa Hayso ayaa waxyaabaha Lo hadlayaa Ka Mid ah xaalada dalka soomalaiya

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Kulankaan Khudbad xasaais ah ka Jeediyey Oo Luqada Englisha ah Dhawaan Codka Madaxweynaha Ka Dhageyso Warsom.com

(Wararaka soomaaliya) Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom