Gudoomiyaha Hiliwaa Jacfaan ” Kaalimaha 1-aad Iyo 2-aad ayan Isku darsan Doonaa Mana Jirto Degmo Nala tartami Karto” (DHAGEYSO WAREYSI XIISO BADAN)

0
517

(Wararaka soomaaliya) Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom

Gudoomiyaha Degmada Hiliwaa Ee Gobolka Banaadir Cumar Jacmaan ayaa Shaac Ka qaaday In ay Isku darsan Donaan Kaalimaha Koowaa Iyo Labaad Ee Tartanka U Dhaxeeya Degmooyinka Gobolka Ee Ku Wajahan Bilicda Degmooyinka

Jacfaan aya Xusay In ay haatan Bilaabeen Tartamo U Dhaxeeya Lixda Waaxood Ee Uu Degmada ka kooban Yahay Ka Dibna Waxa uu Sheegeay In ay Banaan Isu Soo Dhigi Doonaan Tartanka

Oloalaha Nadaafadda Muqdisho ayaa Waxa ay haatan Si Toos ah Uga Socdaan Dhammaan Degmooyinka Gobolka Banaadir

Xaalada ayaa U Muuqanaysa tartan maadama Ciidi Ku soo Baxda ay Lacag badani Hanan Doonto Sida Uu Balan qaaday R/wasaare saacid