Buugan waa Book Asbuucle ah oo Todobaaskiiba Mar Soo Baxa wuxuu kulminayaa Murashaxiinta Madaxweyne ee Sanadka 2026 Sidoo kale Ururada Siyaasada Doorashada Golayaasha Deegaanka Gobolka Banaadir ka Qeyb galay iyo Sidoo kale Shirkado ganacsi ee Hadii Rabto in aad ku Soo biirto waa Lagu soo Dhaweynayaa Hawl aad ku faraxdana waa laguu Qabanaya waxaa kale oo laguu Qabanayaa Nashqadeynta iyo Talo bixinta Sida aad u soo bandhigeyso Aqoontaada ama Ganacsigaaga iyo Wixii aad rabto in aad bulshada La Wadaagto’
Hadaba si aad u Aragto Naqshada iyo Bogaga Buugan linkigan hoose xaggiisa hoose ku Dhufo adigoo Qanacsan ayaad Ka Soo bixi Doontaa!!! ALLAA MAHAD LEH.





