Wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee warsom
Warar Si Rasmi ah Loo xaqiijiyey ayaa Sheegaya In La Xiray Bogga Xarakada Al Shabaab ay Ku Lahaayeen Aaalada Twitter-ka oo ay Si Weyn U Adeegsan Jireen
http://twitter.com/HSMPress oo ahaa Bog ay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay Ku Lahaayeen aalada Twitter ayaa Haatan Xanibay Iyadoo ana La Ogeyn Cidda Sida Rasmiga ah kaga Dambeyso Xanibaadaani
Shirkada Iska Leh Aalada Twitter oo Kaliya Aayaa Awood U Leh In ay Xireen Boggaasi Waxaa Sidaasi Cadeeyey Khubaro Ku Xeel Dheer Dhan IT-ga
Ma Jiro Ilaa Iyo Haatn wax war ah Oo ka Soo Kala Baxay XSHMJ Iyo Shirkada Twitter oo Ku Aadan Xanibaadda Bagga Al Shabaab
Wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee warsom




