War Deg deg ah ” Dagaal Khasaaro Fara Badan Gaarsiiyey Ciidamada Shisheeye oo Caawa Ka Dhacay Waddada Maka Al Mukarama”
Posted On:
Tuesday 26 April 2011 (Warsom) Mogadishu
Dagaalo xoogan oo caawa ka dhacay Wadada Maka al mukarama e magaalada muqdisho
Dagaalkaani aya waxa uu u dhexeeyaya Ciidaada Gaalada AMISOM Iyo Kuwa Dowlada oo Isku dhinac ah Iyo Mujaahidiinta al-shabaab Waxa uuna ka dhacay Isgoysa debka Iyo Gurigii Shaqaalaha
Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa sheegay inay Dileen Ciidamo Ka tirsan Gaalada UGANDA iyo kuwa dowlada Waxaan iminka wali dhaceysa madaafiic ay riyadaan Ciidamada shisheeye ee Ku suganmagaalada Muqddisho
Waxii warar ah oo ku soo kordha Dib ayaad kala soco Doontaan
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(