Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom
Dibax Bax Ballaaran oo ay Ka Soo Qayb Galeen Kumaan Ruux ayaa Maanta Ka Dhacay Guadaha Degmada Agooye ee Gobolka Sh/Hoose
Bannaan Baxaani ayaa Waxaa Soo qaban qaabiyey Maamulka Gobolka gaar Ahaan kan Degmada Afgooye Waxaana Lagu taageerayey Go’aankii Uu Dowladda mareykanka Ku Aqoonsatay Jiritaanka Wadanka Soomaaliya
Maamulka Degmada Afgooye ayaa Goob fagaare ah Kula Hadlay Shacabka waxa ayna U sheegeen In Laga baxay Xaaladihii Horey ay U soo Mareen Shacabka Soomaaliyeed
Bannaan Baxaani ayaa Imaanaya Xilli Dhawaan Dibad Bax Weyn Uu Ka Dhacay Gudaha Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Soomaaliya
Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom





