Yaa Dilay Weriye Cabdi Xareed Cusmaan aadan ( Xog Sir ah )

0
554

Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom

Weriyayaasha Loo Carbiyey ( Investigating Reports ) Baaritaanada Ama Daba Galka Wararka Iyo Dhacdooyinka ayaa Helay Xog Muhiim Iyo Sir ah Oo Ku Aadan Cidda Sida Rasmiga Kaga Dambeysay Dilkii Weriye Cabdi Xareed Cusmaan aadan

Maanta Oo ahayd Xilli ay Weriyayaashaani U Madlan Sanaayeen Shaaca Ka Qaadistiisa ayaa Haddana Waxa ay Heleen Xog Dhaafsiisan Dilka Cabdi Xareed

Waan Filayaa Dad Badan ayaa Is Weydiinaya halka Uu La Xiriiro Laakiin Dhawaan ayaan Idin Kugu Soo Gudbin Doonaa Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom

Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom