Bannaan Bax Lagu Taageeraya Ictiraafka Mareykanka uu Siiyey Soomaaliya oo Maanta Ka Dhacay Degmada Afgooye

0
510

Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom

Dibax Bax Ballaaran oo ay Ka Soo Qayb Galeen Kumaan Ruux ayaa Maanta Ka Dhacay Guadaha Degmada Agooye ee Gobolka Sh/Hoose

Bannaan Baxaani ayaa Waxaa Soo qaban qaabiyey Maamulka Gobolka gaar Ahaan kan Degmada Afgooye Waxaana Lagu taageerayey Go’aankii Uu Dowladda mareykanka Ku Aqoonsatay Jiritaanka Wadanka Soomaaliya

Maamulka Degmada Afgooye ayaa Goob fagaare ah Kula Hadlay Shacabka waxa ayna U sheegeen In Laga baxay Xaaladihii Horey ay U soo Mareen Shacabka Soomaaliyeed

Bannaan Baxaani ayaa Imaanaya Xilli Dhawaan Dibad Bax Weyn Uu Ka Dhacay Gudaha Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Soomaaliya

Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom