Madaxweyne Xasan Shiikh Iyo Wafdi Uu Hogaaminaya Oo Muqdisho Ku Soo Laabaty

0
566

Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom

Madaxweynaha Dowladda Jamhuuriyada Soomalaiya mUdane Xasan Shiikh Maxamuud Iyo Wafdi Uu Hogaaminaya ayaa Saakay Aroortii Dib Ugu Soo Laabatay Gudaha Ccaasimada Soooamaaliya Ee Muqdisho

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa waxa Socdaalka Uu Dib Ugu Soo Laabtay Muqdisho Ku Wehlinaya R/wasaare Ku Xigeenka ahna Wasiiraka Arimha Dibbada Iyo Iskaashiga Caalamiaga Marwo Fowziyo Yuusuf Xaaji aadan

Wafdiga Madaxweynaha ayaa Waxaa Garoonka Diyaarada Aadan cadde Ku Soo Dhaweeyey R/wasaaraha Xukuumada Soomaaliya C/Saacid Faarax Garaad Shire Shirdoon, Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari, Qaar Ka Tirsan Wasirrda Xukuumada Iyo Saraakiil ka Tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Shiikh Iyo Wafdigiisa ayaa Waxa ay Kulamo Gooni Gooni Ku Soo kala Bixiyeen Dalalka Mareykanka Iyo Sacuudiga Halkaasi oo Madaxweyne xasan Kulan xasaasi Kula qaatay Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama

Sidoo Kale Madaxweyne xasan Ayaa dalka Sacuudiaga waxa Uu Kaga Soo qayb Galay Shir Madaxeedka jaamacadda Carab

Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom