Shiikh Fu’aad Khalaf Oo Ka Mid Ah Masuuliyiinta Sar Sare Ee Al-shabaab Ayaa ka hadlay xadgudub xanuun badan oo Uu Ku Sheegay In ay ciidanka Itoobiya ee Beledweyne ku sugan ay dhawaan ugeysteen mid kamida masaajidda magaaladaasi Ku Yiilay.
Shiikha Ayaa Yirri Ciidamada Itoobiya waxay kaniisad ubedeleen masjidka gobalka ee ku dhaxyaal xarunta degmada halkaasi oo ay kaniisad ka dhigeen waxaana hareeraha masjidka lasuray calaamadda Kirishtanka oo alwaax ka sameyn Gaaladadana Ay Halkaasi Degeen.
Sheekh Fu’aad oo arrinkaasi ka hadlayay wuxuu yiri “in masaajidda Kaniisad loo bedelo allaah baa sheegay dadku waxay leeyihiin maxaa masaajidka Beledweyne kaniisad loogu bedelay taas meel iska dhigay,gaalada itoobiya horay ayay masjid jaamacii Harar uga dhigtay kaniisad muslimiinta hadday jihaadka ka haraan sidaas ayaa masaajiddooda loo duminayaa.
Sheekh Fu’aad Max’med Khalaf oo kamid ah mas’uuliyiinta Xarakada mujaahidiinta Al-shabaab ayaa kalimad ka jeediyay dibad bax ballaaran oo maanta ka dhacay magaalada Buula Burde Gobolka Hiiraan Hiiraan Halkaasoo Ay Isugu Soo Bexeen Kumaan Dad Shacab Ah.
Qudbada Oo Uu Jeediyay Sheekha ayaa fariin kulul Waxa Uu Ugu diray dowladda Holland oo baarlamaankeedu maalin ka hor ansixiyay in Allaah” La Aflagaadeyn Karo Taasina Ay Tahay Arin Laga Qiiroodo
“Sh.Fu’ad Khalaf” waad arki doontaan in Towxiidka aan u dhimanno gaalna agteena uusan nabad ku noolaan gaalada Holland maanta waxay dhaheen Allaah ayaa lacaayi karaa middaas waxaa weeyaan midda ay Holland soo saartay su’aashu waxaa weeyaan Allaah Ceeb maleeyahay,Allaah cazza walla ceeb malahan waana ceeb ka saliim” sheekh Fu’aad Ayaa Sidaa Yirri.
Sheekh Fu’ad Oo Sii Wata Hadalkiisa Ayaa Intaasi Wuxuu Ku Daray
“Muslimiinta waxaa laga rabaa gaalada meelwalba oo ay joogaan in ay la dagaalamaan,muslimiinta waxaa waajib ku ah in ay gaalada dillaan qof walba hamigiisa hanaqdo in gaalada lalaayo sidii lagu dili karo halagu dilo”ayuu yir Sheekha.
Ugu Dambeyn Sheekh Fu’aad ayaa Shacabka muslimiinta ugu baaqay in ay dagaalamaan oo ay ka dhiidhiyaan xadgudubyada loo geysanayo muqadasaadka islaamka.




