Dalladda Midowga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya oo Soo Jeedisay in Sharciga Lala Tiigsado Shisheeye kalkaalka Danaha Cadowga Dalkeena ka Shaqeeya.

0
266

Xarunta Dalladda Midowga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya war Saxaafadeed ka soo baxey ayaa lagu Cambaareeyey Ficilada Dadka Midabka nooga eg Magaca Soomaalinimadana nala Sheegta bale Cadowga iyo Shisheeyaha u shaqeeya.

Halkan ka Aqriso: