Xisbiga Midnima Jamhuriga Oo Soo Dhaweeyay Hawl Galada Dowlada Ay Ku Sifeynayso Jid Gooyoyinka Sharci Darrada Ah.

0
517

Sharkan jaraa’id oo aay Maanta Xisbiga Midnimada Jamhuuriga soomaaliyed ay ku Qabten Xarunta ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho ayaa Waxa aay ku taageeren sida hagaagsan uu u hir galay Amarka Dhawaan Ka soo baxay Xafiska Madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya.

Ugu horeen Shirka Jaraa’id Ee XMJS ku Taageen isbaarooyin laga Sifeeyay inta Badan magaalada muqdisho ayaa ugu horenta waxa ka hadlay Guddoomiye Ku Xigenka XMJS Mudane Cali Max’ed Nuux Timajilic isagona sheegay inay tahay arin muhim ah oo la taaban karayo.

Timajilic “Haddi aa nahay Xisbiga Midnimada Jamhuuriga waxaan uma soomaaliyeed u sheegeen in Madaxweyne xasan shiikh uu yahay mas’ul daacad ah oo ka fakaraya dhibaatoyinka shacabka soomaaliyeed lagu hayo dantisana u ka hormarinayo danta shacabka”ayuu yiri.

Sido kale mr Timajilic ayaa sheegay inay Xubnaha XMJS Taagerayan Dowlada U hogaamiye Madaxweyne Xasan shiikh.

Shirkan jaraa’id ay XMJS Ku Taagerayaa Madaxweyne Gur Guurte Xilli U hir galay Amarki lagu mamnucay Lacagaha Sharci darada ah ee Laga Qaaday darawalada gaadidka ee u adeega umadda soomaaliyeed.