Hay’adda Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya Ayaa Waxa La Sheegaa In Ay Kaalinta Koowaad Kaga Jirto Sugida Amaanka Dalka Soomaaliya Iyadoona Saraakiisha Ciidamada Nabad Sigada Ay Sheegaan In Ay Howlo Lagu Ciribtirayo Kooxaha Amaan Darada Kawada Dalka Soomaaliya Ka Hayaan Magaalada Muqdisho
Masuuliyiintaasi Hay’adda U Qaabilsan Dhanka Ciidamada Ayaa Had Iyo Jeer Waxa Ay Sheegaan In Ay Howlaha Lagu Soo Qab Qabto Rag Ay Sheegaan In Ay Ka Qeyb Yihiin Kooxaha Falalka Kala Duwan Ka Geysta Gudaha Dalka Soomaaliyaga Hortagayaan Amaan Darada Muqdisho Ay Soo Qabtaan Balse Waxaa Muuqato In Ay Wali Si Dar Dar Leh Ku Socoto Falalka Isugu Jiro Dilalka,Qaraxyada Noocaheeda Kala Duwan,Weerarada Iyo Waxyaabaha Lagu Amaan Dareenayo Caasimada Soomaaliya Ee Muqdisho
Ciidamadaani Sheega In Ay Waqti Walbo Kooxahaasi Soo Qabtaan Ayaa Shacabka Soomaaliyeed Waxa Ay Taasi Ku Micneeyeen In Ay Tahay Waxba Kama Jiraan Maadaama Ay Kooxo Hubeysan Ee Ka Tirsan Al-shabaab Ay Hoolahooda Ka Wataan Magaalada Muqdisho Waxayna Taasi U Muuqataa In Ay Hay’adda Nabad Sugida Ku Fashilmatay Sugida Amaanka Magaalada Muqdisho
Magaalada Muqdisho ayaa Waxaa Ka Jiro Dilal Loo Geesanayo Bulshada Qeybaheeddii Kala Duwan,Masuuliyiinta Dowlada,Wariyayaasha Ka Howlgala Warbaahinada Soomaaliya, Iyo Falal Kale Oo Amaanka Liddi Ku Ah Kuwaa Oo Ay Inta Badan Masuuliyadeeda Geestaan Kooxa Dowlada Ka Soo Horjeedo Ee Al-shabaab.




