Qaabkee Looga Hortagi Karaa Qaraxyada Al-Shabaab Ee Muqdisho?

0
370

Muddo toddobaad gudihiis ah ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay saddex qarax oo kii ugu dambeeyay uu xalay fiidkii ka dhacay xerada ciidamada Jeneral Dhagabadan degmada Wadajir ee magaalada muqdisho.

Haddaba maxaa sababay in Al-shabaab ay culays badan saaraan magaalada Muqdisho xilli howlgallo iyaga ka dhan ah ay ka socdaan meelo ka mid ah gobollada dalk