Hab Dhaqanka Saldhigyada Ciidamada Somaliland oo Xisbiga Mucaaradka Wadani uu Aad Uga Dayriyey.

0
602

Xisbiga Waddani ayaa warbixin uu soo saaray kaga dayriyay, xaalada saldhigyada booliiska Somaliland, hab dhaqanka ciidanka iyo xaalada maxaabiista lagu xidho.

Warbixinta ayaa diirada lagu saaray, xaalada cuntada ay helaan maxaabiista saldhigyada ku jirta, cidhiidhiga saldhigyada, mudada baadhista danbiyada, hab dhaqanka ciidanka booliiska iyo siyaasadaynta booliiska.

Hoos ka dheeho warbixinta xisbiga Waddani oo dhamaystiran:-