Akhriso: Jubaland oo Shaacisay Jadwelka Kuraasta Taalla Garbahaarey iyo Halka Doorashadoodu ka Dhici Doonto 2 Todobaad Gudahood.

0
335

Guddiga doorashada Jubbaland ayaa shaaciyay in doorashada 16ka kursi ee taalla magaalada Garbahaarey lagu qabanayo muddo labo todobaad gudahood.

Qoraalka ay soo saareen guddiga laguma caddeyn inay ka dhaceyso Garbahaarey oo aheyd deegaan doorashada labaad ee Jubbaland, iyadoo wararka qaar sheegayaan in Jubbaland qorsheynayso in doorashada kuraastan ay ku qabto meel Garbahaarey ka baxsan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDD