Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo Sheegay In uu Kala Diray Rugta Ganacsiga Soomaaliya Magacaabeyna Gudoon iyo Xubno.

0
921

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha dowladda federalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u kala diray Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, Sida uu sheegay markii uu arkay xaaladda cakiran ee cuuryaaminta horumarka ganacsiga Soomaaliya.

Wasiirka ganacsiga ayaa magacaabay guddi kumeel gaar ah oo howshooda tahay sii wadida xil howleedka rugta Ganacsiga iyo diyaarinta doorashada maamul hufan oo ay yeelato Rugta Ganacsiga.

Halkaan hoose ka akhriso.