Dawladda Soomaaliya oo Dalka Kenya Ku Eedeysay In ay Abaabul Dagaal Ka Waddo Gudaha Dalkeeda.

0
1034

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Dowladda Kenya ku eedeysay abaabul dagaal iyo in ay hubeyneyso maleeshiyaad qalalaase amni ka abuura Gudaha Soomaaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay sheegtay in ay ogaato in Ciidamada Kenya ay hub iyo maleeshiyaad kusoo daad gureysay magaalada Mandera si duullaan loogu soo qaado magaalada Beled Xaawo iyo saldhigyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee aaggaas ku yaalla.

Halkaan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka.