Wararka Akhriso oo Ka Bogo Golaha Wasiirada uu Soo Dhisay R/wasaare Maxamed Xuseen Rooble. By Warsom - October 20, 2020 0 740 Facebook Twitter WhatsApp Linkedin Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magacaabay golaha wasiiradda xukuumada Soomaaliya, kuwaas oo intooda badan ah wasiiradda xukuumadii hore Ee Kheyre. Halkaan hoose ka akhriso liiska wasiiradda.