Barlamaankii Labad ee K/galbeed oo Maanta Doortey Gudoomiye.

0
189

 Cali Saciid Fiqi ayaa maanta ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed, doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay..

Cali Saciid Fiqi ayaa helay 83 cod, halka Musharaxa la tartamayay uu helay 2 cod, iyadoo ay xumaadeen 8 cod,

Cali Saciid Fiqii ayaa markii uu soo gallay liiska xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed waxaa la sii hadal hayay in uu ku guuleysan doono xilka guddoomiyaha Baarlamaanka cusub, iyadoo ugu danbeyntiina maanta loo doortay.