Qarax Ka Dhacey Goor Dhaw Garoowe oo uu Ku Dhaawacmey Gudoomiyihii Gobolka Nugaal.

0
331

Qof Ismiidaamiyey ayaa Goor Dhaw Qarax La Beegsadey Masuuliyiin iyo Dad Rayid ah oo uu Ka Mid ahaa Gudoomiyihii Gobolka Nugaal C/salaan Xasan Xirsi iyo Taliyihii Hore ee Qaybta Booliska Garoowe Faarax Galangoolli.

Illaa Hadda Lama Sheegin Cid Qaraxa Ku Dhimatey Laaakiin waxaa Jira Dhaawacyo Hadda Lagu Dabiibayo Isbitaalka Garoowe Sida ay Noo Xaqiijiyeen Illo Xog Ogaal ah oo Goobta Ku Sugnaa.

Wixii Kusoo Kordha Wararan waan idinla Wadaagi Doonaa Insha allaah Wararkayaga Soo Soo Socda.