Amniga Iyo Caafimaadka oo Puntland Go’aano Cul Culus Kasoo Saartey.

0
611

Madaxweynaha dowlad goboeedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa kulan aan caadi ahayn la qaatay la qaatay Guddiga Amniga iyo Guddiga qaabilsan ka hortaga Cudurka Coronavirus.

Kulankaan ayaa waxaa kasooo baxay go’aano amniga lagu xoojinayo iyo kuwa looga hortagayo faafitaanka cudurka Coronavirus.

Halkaan ka akhriso kasoo baxay.