Wararka ka imanaya Gobolka Ismamaulka Soomaalida ayaa sheegaya inuu maanta geeriyooday Allaha u naxariistee fannaankii Daa’uud Cali MMasxa oo ka mid ahaa fanaaniinta ugu caansan soomaaliya
Mas’uul ka tirsan maamulka Soomaalida aayaa warbaahinta u xaqiijiyey geerida fannaanka.
sidoo kale warbaahinta muqdisho ayaa iyana waxaa geerida fannaankan goor dhowayd ka u xaqiijiyeen fannaaniinta kala Cabdi Dhuux Yuusuf, Faadumo Cali Nakruuma iyo Maxamed Xasan Barrow, oo ku sugan Muqdisho.











