Ninka oo lagu magacaabaa Maxamed Xuseen Xasan ayay booliisku sheegeen inuu macali ka aha Iskuul ku yaal magaaladda Wajeer, islamarkaana uu ahaa hoggaamiyihii iyo isku xirihii kooxdii weerartay gaariga Buska ah oo ka koobnayd 15 nin oo hubaysnaa
Booliisku waxay intaas ku dareen inay xiraan 11 qof oo ay ku jirto marwadii uu qabay Maxamed, dadka ayaa looga shakisan yahay inay lug ku lahaayeen weerarka, Booliisku waxay intaas ku dareen in Maxamed uu ka talaabay xuduuda oo uu u baxsaday dhinaca Somaliya.
Weerarkan waxaa masuuliyadiisa sheegtay ururka Alshabaab ee Soomaaliya.










