Shir Looga Hadlayay Fikirka Xagjirnimada Oo Maanta Ka Furmay Muqdisho.

0
766

Wasiirka Cadaalada XFS Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta ka furay  magaaladda Muqdisho  shir ku saabsan ladagaalanka iyo ka hortaga fikirka xagjirka ah ee rabshadaha wata kaasoo inta badan ay ka jiraan soomaaliya.

Shirkaan ayaa waxaa ka soo qayb galay  dhammaan maamul goboleedyada dalka, Gobolka Banaadir, wasaaradaha ay quseyso sida wasaarada amniga, cadaalada,  warfaafinta, iyo xubno ka socda beesha caalamka.

.