Golaha Barlamaanka Federalka oo U Yeeray Wasiirka Amniga In Uu Hor Yimaad Barlamaanka.

0
666

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa dalbaday in uu si deg deg ah u horyimaado Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Isloow Ducaale.

Qoraal ka soo baxay Golaha Shacabka oo uu ku saxiixan yahay Xoghayaha Golaha Cabdi Kariin  Xaaji Cabdi (Buux) ayaa looga dalbaday Wasiirka Amniga iyo Hay’addaha  kale ee Amniga in maalinta Talaadada oo ku beegan  Beri ay hor tagaan Xarunta  Golaha Shacabka.

Qoraalka ka soo baxay Golaha Shacabka :-