Soomaaliya Maxay Ka Faa’iidi Kartaa Cafinta Deymaha Lagu Leeyahay?.

0
529

Hadalkaasi waxay jeedisay kadib markii ay magaalada Washington DC kula kulantay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre Oo sheegay in  Soomaaliya lagu leeyahay ku dhowaad 5 bilyan oo dollarka mareekanka.

Sidoo kale ra’iisul wasaaraha ayaa xaqiijiyay in dhamaan heshiisyadii soomaaliya looga cafinlahaa deymaha lagu leeyahay ay usoo dhamaadeen kaliyana haatan ay dhowr sugayaa in lagu dhawaaqo cafin ama khafiifinta deymaha.