Deni Oo Sheegay In Uu Dhex-dhexaadinayo’ Dowladda Iyo Jubaland

0
512
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inuu doonayo inuu isku soo dhoweeyo Dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland

Deni ayaa hadalkan sheegay kadib markii uu shalay dib ugu laabtay magaaladda Boosaaso isaga oo kasoo laabtay magaalada Kismaayo oo uu uga qaybgalay caleemo-saarkii madaxweynaha Jubbaland.