Dowladda Federaalka Oo War ka Soo Saartay Arrimaha Doorashooyinka Jubbaland.

0
537

Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa ku baaqday in la qabto shir dib u heshiisiin dhab ah oo ay ka qeyb galaan dhammaan bulsho weynta Jubbaland.

Warsaxafadeedkan ayaa imaanaya iyadoo maanta magaaladda Kismaayo Lagu doortay guddoomiyaha Barlamaanka Jubbaland iyo Labadiisa ku-xigeen, islamarkaa dib loo dhigay doorashada madaxweynaha iyadoo lagu daray saddex maalmood oo dheeraad oo musharixiinta aan weli isdiwaangalin ay shuruudaha ku soo buuxiyaan.