Wada Hadal Ku Aadan Xal U Helista Qilaafkii Ka Dhashay Muddo Kordhinta Siilaayo Oo Puntland Ka Furmay..

0
481

Dhinacyada Somaliland ayaa maanta uu wada hadal ku aadan xal u helista khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay muddo kordhinta xukumadda iyo golaha wakiilada uu uga furmay magaalada Hargeysa.

Wada hadaladan ayaa waxey dhex marayaan xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID iyo xisbiga talada haya ee KULMIYE oo matalaya xukumadda.

Waxaa ergada dhinacyada kala hogaaminaya , Muuse Biixi Cabdi oo matalaya xisbiga talada haya,  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro, Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, iyo Gudoomiyaha   xisbiyada mucaaradka ee UCID Faysal Cali Waraabe.

Gogosha Wada hadalkan ayaa waxaa fidiyay xukumadda Somaliland.